|
Waxaa halkan Tahniyad ka diaraya ehelada iyo asxaabta Mudane Hashim Suldaan Nuur Axmed Ayaan Ismail Muuse Iyo oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa ee Wadanka Somaliland iyagoo leh noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala dhala Amiin Amiin.
- Aabo Suldaan Aadan Faarax Cumar
- Hooyo Faadumo Xuseen Cismaan
- Xamse Suldaan Aadan Faarax
- khadar Suldaan Aadan Faarax
- Ikraan Suldaan Aadan Faarax
- Saynab Suldaan Aadan Faarax
- Xamda Suldaan Aadan Faarax
Iyo dhamaan Reer Suldaan aadan faarax waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan AYAAN ISMAACIIL MUUSE IYO HAASHIM SUL- NUUR AXMED oo dhawaan meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeisa waxaanu leenahay waxaanu leenahay qoyskii isku waaree lagu nasto noqda dalkiina iyo diintiinaba anfaca gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax
Afnugaal Hargeysa
info@afnugaal.com
|