| Hambalyo Dhalasho Ibraahim Abdul iyo Marwadiisa Shukri Idiris oo labo Wiil ugu dhasheen Minneapolis |
| Warkii 06-Nov-2009 iyo Qormadii: Ali M Warsame |
Waxanu halkan Tahniyad Iyo Hambalyo uga direynaa Mudane Ibraahim Abdul Ibrahim iyo Marwadiisa Shukri Idiris oo laba wiil oo mataano ah aay Shalay ugu Dhasheen Magaalada Minneapolis ee Cariga Ameerika .Wiilashan Mataanah ah ayaa logu wan Qalay Xamse Ibraahim iyo Huruun Ibraahim,
06-Nov-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tahniyad Meher Axmed C/laahi Xirsi Marwo Samsam Warsame Cabdi Ciid oo meherkoodui ka dhacay Laascaan |
| Warkii 17-Aug-2009 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk |
Waxaa halkan tahniyad ka diaraya ehelada iyo asxaabta Mudane Axmed C/laahi Xirsi Marwo Samsam Warsame Cabdi Ciid oo meherkoodu ka dhacay magaalada Laascaanood maanta oo isniin ah bisuna ay tahay 17/08/2009 iyagoo leh noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala dhala Amiin Amiin.
17-Aug-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tahniyad Meher Mudane Ahmed Maxamoud Daroor iyo Marwo Saharo Maxamed Cilmi |
| Warkii 30-Jul-2009 iyo Qormadii: Cali Maxamud Warsame |
Mudane Ahmed Maxamoud Daroor iyo Marwo Saharo Maxamed Cilmi oo maherkoodu kadhacay Magaalada London 25 July 2009 waxaa halkan hambalyo iyo Bogaadin uga diraya Dhamaan Dadkan Hoos ku Qoran oo aay ka soo Jeedaan Caruuska iyo Caruusada Waxayna leeyihiin Reerka Cusub ee Aduunka ku soo kordhey Ilaahay Haydin ka Dhigo kuwii isku waara Amiin Amiin Amiin !!!
30-Jul-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tahniyad Iyo Bogaadin Aroos= Boqor Faysal Xasan Cumar Mursal iyo Boqorada Aamina Xasan Ahmed |
| Warkii 08-Jul-2009 iyo Qormadii: Cali Maxamud Warsame |
Dhamaan magacyada dadka hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan arooska ama lamaanaha iis doortey Mudane Faysal Xasan Cumar Mursal iyo Marwo Aamina Xasan Ahmed Waxayna leeyihiin noqda qoyska cusub ugu ducaynaynaa mustaqbal Wacan oo kulmiya farxad,caafimaad, barwaaqo, kheyr oo dhan mid adduunyo iyo mid aakhiraba, ubad kheyr qaba oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca. Aamiin.qoyskii isku waara ubad khayr qabana kala hela Amiin Amiin Amiin
08-Jul-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Kenadiid Maxamed Khawe oo dhaliilay Mamulka Riyaale Kaahin |
| Warkii 10-Feb-2009 iyo Qormadii: afnugaal New Desk |
Hoos ka dhegeyso wareysigii Kenadiid Maxamed Khawe wareysigaas oo dhinacyo badan taabanayo
10-Feb-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tahniyad Meher oo ku socota Mukhtaar Adan-weli Garaad Jaamac iyo Farax Ismaaciil Saleebaan |
| Warkii 21-Oct-2008 iyo Qormadii: Cali Maxamud Warsame |
Bisha October 11, 2008 ee Maalinti Jimacaha ayaa Xaflad Meher oo si fiican loo soo Agaasimay ayaa waxaa laysugu meheriyey Mudane Mukhtaar Adan-weli Garaad Jaamac iyo Marwo Farax Ismaaciil Saleebaan Xafladan Meherka oo ka dhacday Masjidka Abuu-Bakar Alsadiiq ee Magaala, Minneapolis,Gobalka MN. Ayaa waxa ka soo Qayb galay dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid Gobalada Maraykanka
21-Oct-2008 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| BARO DHULKAAGA:safarkii Afnugaal ku tagtay dhulkii hooyo.Qaybtii 3-aad.Widhwidh-Buuhoodle.Sawiro. |
| Warkii 14-Oct-2008 iyo Qormadii: Hassan Dirie Jama |
Degmada Widhwidh oo ka mid ah degmooyinka gobolka Buuhoodle ayaa waxay ka mid tahay degmooyinka waaweyn ee deegaanka loo yaqaan Hawdka,taasoo ku taala wadada isku xidha Laascaanood iyo Buuhoodle oo ah wadada halbawlaha dadka deegaankaas.Widhwidh oo ah deegaanka uu ku dhashay halyeygii weynaa ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan,ayaa waxay ku taalaa dhul ay xooluhu si fiican ugu dhaqmaan.Deegaanka hoos yimaada degmada hadii Widhwidh dhinaca Laascaanood loo soo dhaafo waxa la gelayaa deegaanka dooxooyinka Nugaal,dhinaca kalena Hawdka.
14-Oct-2008 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Boga Jidbaale,xarunta baroorta,muusanowga, ceebaynta odayaasha SSC,la dagaalanta diinta. |
| Warkii 24-Jan-2008 iyo Qormadii: Cabdifataax Warsame |
Saxaada ayaa waxay leedahay sharciyo iyo qaacidooyin la raaco markuu qofku wax qorayo ama uu umad uu u soo bandhigayo wax faa'iido leh oo qofka akhristaha ahi uu warbixin ku helo,taasoo isugu jirta wixii war markaa cusub,maaweelo iyo macluumaad madani iyo diiniba ah.
24-Jan-2008 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Dawo Sawiradii Gaafki iyo Meherkii Omar Maxamed Cali Iyo Muna Ducale Cabdille |
| Warkii 29-Jun-2007 iyo Qormadii: cali maxamed warsame (alifaruur) |
Dawasho wanaagsan Sawiradi gaafkii Sanadka, ee ka dhacay Cariga maraykanka magalada minnepolis 23 june 2007
29-Jun-2007 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tahniyad Aroos= Mudane Cumar Maxamed Cali Giir & Marwo Muna Ducale Cabdille oo Arooskodu ka dhacay |
| Warkii 28-Apr-2008 iyo Qormadii: afnugaalnews |
Qoyskan lagu yagleelay Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota cariga maraykanka,waxaa tahniyad iyo hanbalyo kal iyo laaba halkan igu soo diraya dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin
28-Apr-2008 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tahniyad dhalasho: oo uu wiil ugu dhashay magaalada laascaanood ENG: Maxamed Jaamac Sahal |
| Warkii 26-Dec-2006 iyo Qormadii: axmed c/laahi |
Dad badan oo aan halkan lagu soo koobi Karin,oo kala jooga daafaha dunida waxay hambalyo iyo bogaaadin u diraynaa Eng. Maxamed Jaamac Sahal iyo Niciimo Cabdi Xuseen oo Wiil ugu dhashay Magaalada Laascaanood, 17/12/06, wiil kaas oo loo bixiyay C/naasir Maxamed Jaamac waxaanu leenahay ha noqdo wiilkii Diintiisa, Dalkiisa iyo Dadkiisaba Anfaca. Aaamiin Aamiin Aamiin
26-Dec-2006 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tahniyad Aroos, Md:Mukhtaar Cabdi Ciise iyo Marwo:Samsam Cali Jaamac |
| Warkii 16-Oct-2006 iyo Qormadii: afnugaal |
Farxiya cali jamac (wacan)
Hooyo aamina cabdi ibraahin
fowsi cali jamac
zaynab qaybdid
(casuura)
lucky qaybdiid
16-Oct-2006 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Madaxwayne cadde Muuse iyo Xubno Wasiiro ah oo ku soo fooleh magaalada laascaanood ... |
| Warkii 01-Nov-2006 iyo Qormadii: C/qaadir gaabuush |
Madaxwaynaha dowlad goboleedka puntland Mudane: Maxamuud Muuse Xirsi (Gen:Cadde) iyo wafdi aad ubalaadhan oo uu hogaaminayo ayaa lafilayaa inay soo gaadhaan magaalo madaxda gobolka sool ee laascaanood ..
01-Nov-2006 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| OGAYSIIS: Ku socda dhamaan bulsha waynta udhalatay gobolka Cayn (Buuhoodlle) |
| Warkii 06-Oct-2006 iyo Qormadii: C/rashiid Galbeedi |
waxaan ku war gelinaynaa dhamaan dadweynaha udhashay deegaanka Gobolka Cayn(buuhoodlle in loo hayo?.......................................................
06-Oct-2006 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|