| Tacsi Tiiraanyo leh, Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun C/risaaq Cali Xasan kudheeg |
| Warkii 11-Aug-2009 iyo Qormadii: Cali Maxamud Warsame |
Tacsi ka Timi Beesha Maxamed Garaad ee Qurbo Joogta Dhamaan waxay Dadkaasi Tacsi u dirayaan iyaga oo ka tiiraanyaysan eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum C/Risaaq Cali Xasan kudheeg, oo khamiistii lagu aasay Magaalada Nairobi ee Dalka Keyna.in ilaahay ka siiyo Samir iyo imaan Amiin Amiin
11-Aug-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| War Saxaafadeed uu soo saaray Cabdirashiid Garaad Ismaciil Ducaale . |
| Warkii 11-Apr-2009 iyo Qormadii: news |
War Saxaafadeed uu soo saaray Garaad Cabdirashiid Garaad Ismaciil Ducaale ayaa waxaa uu cambaareeyey Koox dhawaan ismagacawday oo labaxay Gudiga Dhaqaalaha Gudaha iyo dibada oo ah koox is aruursatay,
kooxdan oo dhawaan soo saaray bayaan been abuur ahaa oo ay ku sheegeen inay soo dhawaatay xiligii la caleemo sarayo garaadka beesha jaamac siyaad xiligiina ay ku sheegeen 25 bisha may 2009 iyaga oo aan xusin meesha ama goobta lagu qabanayo caleemo saarka garaadka.
11-Apr-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Indianapolis U. S. A: Xaafad Soomaali Degen tahay oo Dab qabsaday Xalay Saqdiidhexe,Daawo Sawiradii |
| Warkii 16-Jun-2008 iyo Qormadii: Cali M Warsame |
Waxa Xalay Goor danbe oo aay Saacdu Tahay labadii iyo Badhkii Habeenimo oo la hurdo Dab Qabsaday Xafaad ku Taal Magaalada Indianapolis ee Gobalka Indiana,USA, Xaafadan oo ah Xaafad aay ku nool yihiin dad Soomaali ah oo aad uu Badan ayaa dabkaasi ku abuuray naxdin iyo wer wer badan.
16-Jun-2008 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Doon Ay Saarnaayeen Ku Dhowaad 70-Qof Oo Ku Rogmatay Xeebta Talyaaniga |
| Warkii 27-May-2008 iyo Qormadii: yaasiin faytin |
Xaalada Tahriibka oo marba marka kasii dambaysa kasii kordhaysa dalka soomaaliya ayaa Keenta badanaaba dhibaatooyin Nolol la,aaneed oo lasoo derista tahriibayaasha islamrkaana naftooda ku kelifta Xaalad adag oo dhibaato keenta ayaa badanaaba waxaa dadka qaarkiis U aanaynayaan Dagaalada Ka jira dalka soomaaliya oo keena dhibaato amaan daro .
27-May-2008 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tacsi katimid Gudoomiyaha Jaaliyada Beesha Bahararsame ee North America Cabdilahi Guleed |
| Warkii 22-Mar-2008 iyo Qormadii: Cali Maxamud Warsame |
(INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN) Gudoomiyaha oo ku hadlaya magaca Jaalliyadda SSC Iyo taa Beesha Bahararsame ee North America waxaan tacsi u dirayaa Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan
22-Mar-2008 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Taariikh Nololeedkii Alla Ha U Naxariistee Garaadkii Ugu Xil Haynta Weynaa Isimaada Soomaaliyeed Gar |
| Warkii 09-Mar-2008 iyo Qormadii: afnugaal |
Suurtagal ma aha in hal maqaal ama dhawr maqaal lagu soo koobo, Alla ha u naxariistee taariikh nololeedkii Garaad ismaciil ducaale guuleed, sidoo kalena suurtagal ma aha in maalmo dhawr ah lagu soo ururiyo macluumaadkii iyo sooyaalkii taariikheed ee uu ka tegey Garaadku, laakiin waxaan halkan idiinku soo gud-binayaa intii ilaa hadda ii suurtagashay inaan soo ururiyo.
09-Mar-2008 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Webka jidbaale ,laakiin magaciisu dhabta ahi yahay sumaysane & cullumadda reer SSC. |
| Warkii 03-Nov-2007 iyo Qormadii: Ali hassan shire |
Jidbaale waxay ahayd goob Raggii kunka Muxamed lahaa ku qaateen Shahaadada,shahiid kastaana uu todobaatana qof oo ahalkiisa ah uu ushafeeca qaadayo maalinta qiyaame waayo waxay udhinteen diinta islaamka difaaceeda. laakiin waxaa nasiib darro noqotay in maanta magacaasi booskiisii ladhigi waayay oo qarni dabadii qolo iska qaadatay magacaa mudnaanta iyo miisaanka weyn ku leh Reerka dhexdiisa.
03-Nov-2007 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tacsidda Geeridda Ex-Madaxweyne-Halyeey-Aden Cadde. |
| Warkii 10-Jun-2007 iyo Qormadii: Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)- |
Alle Janadii ha ka waraabiyo Ex-Madaxweyne Aden C/Dulle Cusmaan(Aden Cadde) oo Galabnimadii 08/06/2007 Magaalada Neyrobi Dalka Kenya,halyeey weyn,geesi xaq u dirin ahaa,Dareen, Damiir Nool iyo qiiro Wadaniyadeed lahaa,hogaamiye daacadnimo iyo karti weyn muujiyeey,Ehel diin ahaa, tusaale fiicana laga qaadan karo.
10-Jun-2007 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tacsi:Axmed-Khayr Maxamuud Warsame(Faruur) |
| Warkii 24-Apr-2007 iyo Qormadii: Hassan Dirie Jama |
Anaga oo kala ah Xassan Diiriye Jaamac(Ulux),Cabdiqaadir Gaabuush,Axmed Yaasiin Faytin,Axmed Cabillaahi,iyo dhamaan bahda Boga Afnugaal.com
24-Apr-2007 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Inaa lilaahi waa inaa lilaahi raajicoon tacsi tiiraanyo leh |
| Warkii 13-Jan-2007 iyo Qormadii: c/risaak A.ali kaneec |
Alle Ha u Naxariistee waxaa manta waxaa ku Geeryooday Magaalada jarmalada ee deegaanka buuhoodle alaha u naxariistee khadra A.ali kaneec oo ah weriye c/risaaq kaneec walaashis waxaa halkan Tacsi ka Diraya Dadbadan oo ay ka mid yihiin..................
13-Jan-2007 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tacsi tiiranyo leh oo ku socota qarabadii iyo eheladii uu ka tagay marxuun |
| Warkii 08-Nov-2006 iyo Qormadii: webmester afnugaal.com |
Waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh ka diraya bahda shabakada wararka afnugaal news waxayna uga Tacsiyaynayaan dhamaan ehaladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday meel kasta oo ay joogaan
08-Nov-2006 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tacsi tiiraanyo leh |
| Warkii 09-Aug-2006 iyo Qormadii: weriye faytin |
waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh ka diraya bahda shabakada wararka afnugaal news waxayna uga tacsiyaynayaan dhamaan ehaladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday meel kasta oo ay joogaan FAARAX SAHAL CARTAN oo taariikhdu markay ahayd 9.8.2006 da ku geeriyooday magaalada kismaanyo ee gobolka juabada hoose.
09-Aug-2006 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|