Untitled document

 ::Warkii Ugu Dambeeyey::
Tahniyad Aroos Mudane. Faysal Xasan Cumar Mursal iyo Marwo Aamina Xasan Axmed Daawo Sawiradi Xaflada 
Warkii 08-Jul-2009 iyo Qormadii: Cali Maxamud Warsame
Hambalyo Aroos Mudane. Faysal Xasan Cumar Mursal iyo Aamina Xasan Axmed oo Arooskoodu ka dhacay Magaalada Columbus, ee gobolka Ohio, United State Of Americ.
08-Jul-2009 ::Warkii oo dhan::
   
Machad cusub ee Al-Hudda oo maanta xadhiga laga jaray magaalada Adhi-cadeeye ee Gobolka Sool(Sawiro) 
Warkii 20-Apr-2009 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Xaflad si wayn loo soo agaasimay looguna talo galay xadhig ka jarista Machadkan cusub ee lagu magacaabo Machadka dhexe ee Al-Hudda ee Adhi-cadeeye ayaa waxaa maanta lagu qabtay machadkan cusub oo ku yaala magaalada Adhi-Cadeeye ee Gobolka Sool magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolkana u jirta 30km dhanka waqooyi.
20-Apr-2009 ::Warkii oo dhan::
   
Waa Sidee Xaalada Jasiirada Kooyaame Jiimi Oo Ku Taala Gobolka Jubada Hoose (DAAWO SAWIRADA KOYAME)  
Warkii 20-Apr-2009 iyo Qormadii: Yaasiin faytin
Jasiirada kooyaame jiimi oo ah duleedka magaalada kismaanyo ayaa si weyn ugu wanaagsan daaqsinta xoolaha nool iyo kaluumaysiga taasoo dhinaca deegaanka beriga iyo badaba ku ah deegaan hodan ah islamrkaana dadka deegaanka jasiiradaasi ay kaluumaysiga iyo xoolahaba u kala qaybsamaan .
20-Apr-2009 ::Warkii oo dhan::
   
Freedom Taxi Cab, Indianapolis cheapest taxi cab  
Warkii 24-Dec-2008 iyo Qormadii: Afnugaal New Desk
At Freedom Cab Taxi, we offer 24 hour service, 7 days a week. Our drivers are on time, every time. You can rest assured that our cars are new and clean, with a Professional Driver to get you to your destination.
24-Dec-2008 ::Warkii oo dhan::
   
silsilada Guba oo qoraal ah 
Warkii 28-Sep-2008 iyo Qormadii: C/lahi bookh
Wixii la qoraa quruumo hadhee, muxuu hadal qiimo leeyahay?? Wixii la qoraa quruumo hadhee, muxuu hadal qiimo leeyahay?? Wixii la qoraa quruumo hadhee, muxuu hadal qiimo leeyahay??
28-Sep-2008 ::Warkii oo dhan::
   
silsilada Guba oo qoraal ah 
Warkii 28-Sep-2008 iyo Qormadii: C/lahi bookh
Wixii la qoraa quruumo hadhee, muxuu hadal qiimo leeyahay?? Wixii la qoraa quruumo hadhee, muxuu hadal qiimo leeyahay?? Wixii la qoraa quruumo hadhee, muxuu hadal qiimo leeyahay??
28-Sep-2008 ::Warkii oo dhan::
   
Gabay la magac Baxay Dhamac oo loo Tiriyey Puntland Ragii Ethiopianka la siiyey & Rooda (Afjano) 
Warkii 11-May-2008 iyo Qormadii: Cali M Warsame
Gabaygan la magac baxay DHAMAC waxaa curisay Abwaanadda weyn Rooda Ibrahim Abdi Guray (Afjano) waxayna katirisay weerarkii ay maamulka Puntland ku qaadeen dadka Ogaadeenya ee ka dhacay Boosaaso iyo Garoowe 12/04/2008 - 22/04/2008.Hoos ka dheyso Codka
11-May-2008 ::Warkii oo dhan::
   
Gabay:Iga gura haddii aan godladay yaanan gaagixine. 
Warkii 17-Mar-2008 iyo Qormadii: Abdullahi Dabey/XIKMAAWI .
Gabaygan lamagac baxay Galbeedi dareenka uu kadhashay ayaa ah dareenka fog ee reer Galbeedka, Dhibaatada aan kala Go,a laheyn ee ka socota Somalia ee ay wadaan Cagawga Somaliyed .Wuxuu soo baxay Gabaygu 15/01/07Waxaa hal abuuray Abdullahi Mohamed Dabey Gabay Galbeedi
17-Mar-2008 ::Warkii oo dhan::
   
AFKA SOOMAALIGA IYO DHAQANKII HORE EE SOOMAALIDA. 
Warkii 01-Dec-2007 iyo Qormadii: Khaalid Cali Warsame
Afartankii sanno ee ugu dambeysey waxaa dadka Soomaaliyeed ku dhacay dhaqan burbur laxaad leh, iyo afkii Soomaaliga oo qarka u saaran inuu tirtirmo. Arrimaha sababay dhibaatooyinkaas waa badan yihiin; laakiin waxaan xusaynaa saddexda arrimood oo ugu muhiimsan oo kala ah: Hoggaan xumo ummadda Soomaaliyeed ku dhacday, cadaadis shisheeye, iyo jahliga ummadda.
01-Dec-2007 ::Warkii oo dhan::
   
Culimada diinta ee gobolada SSC oo sheegay in aanu ahayn jihaad dagaalka ay isimadu iclaamiyeen. 
Warkii 30-Nov-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk.
Culimada gobolka Sool,khaas ahaan culimada magaalada Laascaanood oo la soo xidhiidhay webka Afnugaal.com ayaa kadib kulan ay ka yeesheen xaalada gobolka,iyo go,aamada isimada SSC,waxay soo saareen qodobadan:
30-Nov-2007 ::Warkii oo dhan::
   
Dawlada hoose ee magaalada Laascaanood oo maanta bilowday wax qabadkeedii ugu horeeyay(Daawo Sawiro) 
Warkii 14-Nov-2007 iyo Qormadii: Axmed C/laahi Binow
Waxaa maanta ay bilowday Dawlada hoose wax qabadkeedii ugu horeeyay ee ay wax ugu qabanayso shacabka ku dhaqan gudaha magaalada Laascaanood iyada oo ka bilowday wadada laamiga ah ee dhex marta bartamaha magaalada Laascaanood.
14-Nov-2007 ::Warkii oo dhan::
   
Gurmad Qaran hadan nahay Gaaja Haraad Diidi Meyno Geerida 
Warkii 23-Oct-2007 iyo Qormadii: caliyare
Gurmad Qaran hadan nahay Gaaja Haraad Diidi Meyno Geerida
23-Oct-2007 ::Warkii oo dhan::
   
Baaq ku socda Bulshaweynta SSC gaar ahaan Reer laascaanood oo vedio ah 
Warkii 21-Oct-2007 iyo Qormadii: cali maxamud warsame
Waxad halkan ka daawan karta xaqiiqda dhabta ah ee mamulak cade muuse sida uu u shaqeeyo iyo dhibadada aay leedahay dagaal sokeeye dadka inta aan wax garadka ahayn waxay jeceliyihin dagaalka sokeeye iyo in lays garabtaago qof musuqmaasuq ku shaqaysta iyokhiyaamo qaran
21-Oct-2007 ::Warkii oo dhan::
   
Cambaareeynta Go'aanka Maamul Goboleedka P/Land. 
Warkii 20-Sep-2007 iyo Qormadii: Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
waxeey si weyn u Cambaareeynaayaan Go'aanka khaldan iyo Talaabadd Xadgudubka ku ah Xuquuqdda iyo Xoriyadda Muwaadinka P/Land iyo Guud ahaanba Ummadda Somaaliyeed,
20-Sep-2007 ::Warkii oo dhan::
   
Halkan ka Daawo Vedio kusaabsan Siyaad Barre iyo Siduu gumeeysiga uga hortagey&dabo dhilifka maanta 
Warkii 28-Aug-2007 iyo Qormadii: cali maxamud warsame
Madaxweynihii Soomaaliya ugu danbeyey xagay kala jogeen Cadawga Ethiopia ? Muxuuse ka digay in aay mustaqbalka Soomaaliya ku danbaynayso,dad caynke ah Baa Gumeeysiga hor kacaya oo damiir la wayeel ah waa kuwa maanta joogee!!!!!!
28-Aug-2007 ::Warkii oo dhan::
   
AFnugaal iyo dhoodaan= Addis iyo haddaydaan Shawaba, orod kusii dhaafin. Abwaan Dhoodaan 
Warkii 13-Jul-2007 iyo Qormadii: Cali maxamud Warsame
Waa gabay taariikhi ah, inkastoo uu Abwaan Dhoodaab gabaygan tiriyay sanado badan kahor, misana waxaad mooddaa in uu maanta tiriyay.
13-Jul-2007 ::Warkii oo dhan::
   
Mididin gaalo - Gabay ku socda Geeddi. Curiye: Maxamed Xirsi Guuleed 
Warkii 13-Jul-2007 iyo Qormadii: Maxamed Xirsi Guuleed
Gabaygan waxaa Tiriyey Maxamed Xirsi Guuleed (abdibashir) 2007-05-09. Wuxu ku socdaa Ra?iisal wasaaraha DKM ( =Dawladda ku meelgaarka Xabashida) Cali Maxamed Geeddi (Mididin gaalo) . Waa warbixin ku saabsan xaaladda dalka iyo kaalinta uu ku leeyahay Ninkaasi. Mar waa tumaati abwaan, marna waa waanin iyo wacdi. Ciddii ay xidhiidh leeyihiin ha iga gaadhsiiso waa farriine. Wuxu yidhi:
13-Jul-2007 ::Warkii oo dhan::
   
Gobonnimo Dagaallama - Is Dhiib Waa Gunnimmo Weyne. Gabay. Tiriye Abdibashir 
Warkii 13-Jul-2007 iyo Qormadii: Maxamed Xirsi Guuleed (abdibashir)
Gabaygan wuxuu soo baxay dhaween waxaanu ku saabsanyahay xaaladda coladeed ee ka oogaan geeska afrika gaar ahaan Soomaaliya/Muqdisho ee u dhexeeysa gumaystayaasha isbahaystay iyo gobanimo u dirirka Soomaaliyeed ee culimadu horkacayso. Wuxu yidhi:
13-Jul-2007 ::Warkii oo dhan::
   
Umadd waliba Aayeheeda in aay kataliso iyada leh , 
Warkii 20-May-2007 iyo Qormadii: A.M .W
Gabaygan Ina Suusle waxuu la socdaa gabayga la yidhaa Seyruuq. oo Cabdi baraar ba ka soo gabyey Carabta. Gabay la yidhaa "Hanbalyo",taariikho been ka sheegaya dagaaladii ka dhaceen Waqooyiga Somaliya iyo Derajo uu gaadhin sheegtay !" markaa Suusle gabaygan mariyey cabdi baraar wax jawaab ah ma gabay ah waa soo rogan waayey Gabaygan waxuu la ujeedo yahay Gabaygii horen ee Seyruuq Yusuf Suusle waxuu yidhi:-
20-May-2007 ::Warkii oo dhan::
   
Gabay:Golihii imbigaathiyoow waad na gadateene. 
Warkii 22-Apr-2007 iyo Qormadii: Cali Maxamuud Xiirane
Waxaa gabaygan tiriyey gabyaaga weyn ee Cali Maxamuud Xiirane.
22-Apr-2007 ::Warkii oo dhan::
   
::Dhageysi Wacan::
 Waraysi Maxamed Cabdi Xaashi.

::Daawasho Wacan::
No records