Untitled document

 ::Warkii Ugu Dambeeyey::
Ogeysiis Fanaanada Qaranka Saado Cali Warsame oo 26/ Sep/ 2009 ka tumaysa Ciida Denver Colorado  
Warkii 10-Nov-2009 iyo Qormadii: Cali M Warsame
Meesha lagu Qabanayo ( Infinity park) 950 South Birch Street Glendale Co Wixii Fah faahin ah kala Xidhiidh, Abdi Ismail (Gudoomiyaha) Cell 404 438 3628 Wakhtiga waa sidan 10pm ilaa 3am
10-Nov-2009 ::Warkii oo dhan::
   
Dowlada Walad Cabdullaah maba ay dareemin dareenka kacsan iyo cadhada shacabka Soomaaliyeed inta ay  
Warkii 03-May-2009 iyo Qormadii: Essa Mohamoud
Mahad iyo amaan Allaah ayaa mudan oo iska leh, Rabiga Caalamiinka, amaan iyo nabad gelyona ha ahaato korkiisa Rasuulka Allaah iyo Ahalkiisii iyo Asxaabtiisii iyo mid kasta oo maray Jidkiisii oo ku hadaysma Hanuunkiisii ilaa iyo Maalinta Qiyaamaha
03-May-2009 ::Warkii oo dhan::
   
Bishaaro Walalahayga Soomaaliyeed meel walbo"oo"aad joogtanba Waa Baabuur iiba ah ,ee Daawo Sawirada 
Warkii 09-Apr-2009 iyo Qormadii: Cali maxaud warsame
Qofkasta oo doonaya Baabuurta Noocyadooda kala duwan midyar, midweyn,mid duug ah iyo mid Cusuba waxad ka helaysa Xaraashka Weyne ee (EAGLE AUTO) oo" aay kugu diyaar yihiin Boqolaal Baabuur ah, oo Noockasta leh EAGLE AUTO waxay ku taal Magaalada indianapolis ee gobalka indiana waxadna ka heli karta Baabuurkasta oo, aad doonayso,
09-Apr-2009 ::Warkii oo dhan::
   
Khudbadda Madaxweynaha ee Furitaanka Shirweynaha Labaad ee Xisbiga UDUB qaybtii 3-aad 
Warkii 03-Feb-2009 iyo Qormadii: NEWS
Si loo helo macluumaadka shidaalka iyo macaadiinta dalkeena ku duugan, oo helitaankeeda ay duruufo adagi inaga hor taagnaayeen oo ay ka mid tahay aqoonsi la'aan, waxay Xukuumadu ka hawlgashey sidii ay u heli lahayd cid ay la kaashato sahaminta shidaalka, waxaaney Xukuumadu heshiis la gashey shirkad la yidhaa TGS/NOPEC. Shirkadaasi waxay inaga caawisay Sahanka iyo macluumadka shidaalka dalka, iyadoo adeegsanaysay diyaaraddo ay saaran yihiin qalab casri ahi, waxay sahamo kala duwan ka samaysay baddeena iyo barigaba, sanadkii ina dhaafey ayaaana la soo gabo-gabeeyay sahankaas oo laga hirgeliyey dhamaan dalka Jamhuuriyadda Somaliland, lwaxaana ka soo baxday natiijo lagu farxo. waa markii u horeysay ee dalkani helo dhokomenti rasmi ah oo ku saabsan macluumadka Shidaalka dalka ku jira bad & berriba.
03-Feb-2009 ::Warkii oo dhan::
   
Khudbadda Madaxweynaha ee Furitaanka Shirweynaha Labaad ee Xisbiga UDUB qaybtii 2-aad 
Warkii 03-Feb-2009 iyo Qormadii: NEWS
Maamul fidinta iyo gaadhsiinta Adeega Bulshada goob kasta ku nool Mudanayaal iyo Marwooyin, waxa aynu sanadkii ina dhaafay maamulkeenu gaadhay dalka Xuduudihiisa, shacbigii Somaliland ee lixdankii xorriyaddiisa marin habowday wuu isu soo dhamaaday , waanu wada joogaa, waxaanu inaga sugayaa in aynu nabad ku gaadhsiino markii u horaysay gudashada xuquuqdooda siyaasadeed ee doorashada, raga aan la hadlayaa waa, Xubnaha Goleyaasha Qaranka, hogaamiyayaasha Xisbiyada Qaranka .
03-Feb-2009 ::Warkii oo dhan::
   
Burburkii Embagathi iyo Damca Cabdillahi Yussuf oo ah Majeerteeniya iska-lihi, Hawiye-na Moqdishu 
Warkii 27-Oct-2007 iyo Qormadii: Osman Abdillahi Sool
la-lihi, Kismaanyana Mareexaan ka-lihi, Isla-markaana Sool iyo Sanaag-barina wax ku-lihi Khilaafkii ka dhashay Damaca, Hunguriga, Boobka, Dhaca, Dilka iyo Xasuuqa ee dhex-yaalay Oday Cabdillahi Yussuf iyo Adeegihiisii Mudane Ali Geedi ayaa Cirka-isku-shareeray, ka dib markii kuwii sharci dajinta u qaabilsanaa ama Baarlamaankii ururuska ahaa ee Baydhaba ku sugnaa ay iyagii kala raaceen labadan nin ee warmaha isu-lisanaaya
27-Oct-2007 ::Warkii oo dhan::
   
Halgankii Sayid Maxamed Cabdille Xasan (Taariikh Kooban Aan Ka Soo Qaadano) 
Warkii 25-Jan-2007 iyo Qormadii: webmester afnugaal.com
Taariikh Kooban oo ku saabsan Sayid Maxamed Cabdille Xasan, Allaha u naxariistee, iyo halgankii hubaysnaa ee uu kaga soo horjeeday gumaystayaasha Ingiriiska, Xabashida, iyo Talyaaniga.
25-Jan-2007 ::Warkii oo dhan::
   
Fakarka Dadweynaha , Sayid Mohamed yan la.a Xusin ee hala xuso Khalif Sheikh Maxamuud 
Warkii 26-Nov-2006 iyo Qormadii: webmester afnugaal.com
Fakarka dadweynuhu waa ka madaxbananyahay shabakada warbahiinta ee afnugaal Waana fakarku saabsan xuskii khalif sheikh maxamud ee ka dhacay garoowe iyo aflagadadii logaystay Sayid maxamed iyo cali cilmi afyare , waxa kamid aha raga masuulka ah ee tuusale khaldan uso qaatay sayid maxamed kuna sheegay halgamaga somaliyeed nin dadka diin ugu soo gabaday Mr xaaji bakiin oo ah wasiirku xigeenka ariimaha gudaha khalif sheikh maxamuudna amaanay soona qaatay gabayadiisii
26-Nov-2006 ::Warkii oo dhan::
   
Xassan Daahir Afqudhac oo Soo Gaadhay Laascaanood (Daawo Sawirada Soo dhowynta Madaxwaynaha) 
Warkii 28-Apr-2008 iyo Qormadii: c/qaadir gaabuush
Madaxwayne Kuxigeenka puntland mudane xassan daahir afqudhac iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa goor dhowayd soo gaadhay magaalada laascaanood ..
28-Apr-2008 ::Warkii oo dhan::
   
Dr:Cali Khaliif Galaydh Guulihii Booqasha diisii Laascaanood 
Warkii 02-Aug-2006 iyo Qormadii: xasan carab
Wufuudii faraha badnaa ee ka soo qeyb galay munaasabadii qiimaha weyn laheyd ee caleemo saarki Garaadka guud ee Belaha Daraawiishta SSC-ga(caleemo Sarrkii Qarnigga)waxaa ka mid ahaa Shkahsiyaadkii ugu muhiimsanaa Siyaasiga weyn ee Somaaliyeed Dr-Cali Khaliif Galeyr oo Bulshadu si weyn u soo dhoweeysay, uguna farxeen imaantinkiisa.
02-Aug-2006 ::Warkii oo dhan::
   
tix buraanbur ah oo ku socota garaad jaamac 
Warkii 27-May-2006 iyo Qormadii: saynab jaamac hiirad
Hanbalyo.Waxaan halkaan ku soo gudbinayaa tix yar oo buraanbur ah oo ku wajahan caleema saarka Garaad jaamac Garaad Ali Garaad Jamaac. Waxaan leeyahay Ilaahay hakuu fududeeyo xilka guudka kaa fuulay waxaana kuu rajeynayaa in aad noqoto garaad ku dhaqma xaqa runta iyo daacadnimada. Isimada dhulbahantana waxaan kaga rajeynayaa in aad ka hesho wada shaqayn wanaagsan.
27-May-2006 ::Warkii oo dhan::
   
::Dhageysi Wacan::
 Waraysi Maxamed Cabdi Xaashi.

::Daawasho Wacan::
No records