| Riwaayadd Laga Sameeyey Wadahadaladii Dhexmaray Shiriif & Faroole |
| Warkii 15-Nov-2009 iyo Qormadii: afnugaal new desk |
Waxaa wax maalmahan ama ilaa shalay falanqaynta siyaasada soomaaliya ee qaawan Raadweyn ku yeeshay kulankii dhexmaray madaxweynaha dowlada ku meel gaadhka ahm sheikh shariif sheikh axmed Iyo masuulka madaxweynaha goboleedka puntland hadaba qaabka ay u kulmeen waa kan iyo siduu u dhacay bogasho wacan aqristoow:-
15-Nov-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Ogeysiis: Saado Cali Warsame oo Novmber/ 28/ 2009 ka tumaysa Holidayga ThanksGivenka Portland ,ME |
| Warkii 11-Nov-2009 iyo Qormadii: Ali M .Warsame |
Waxa dhamaan la Ogeysiinaya Jaalliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan New Egland ama Portland Me ee USA, in ay ka soo Qayb galaan Maalmaha fasaxa, ah ee 28 November 2009, Bandhiga Faneed, ee ay Qabanayso, Abwaanada Somaliyeed ee caanka ah Saado Cali Warsame, Shawgaas oo lagu Qabanayo Addreska ah:
(The Rocket fittness Center)).
2445 Congress Street,
Portland, Me 04101.
More information Contact: Tell 207 699 9948/ 207 347 9531.
Saado Cali waxay ka mid tahay fanaantii fara ku tiriska ah ee hadh iyo habeen u heelan qaranimada,wadaniyada iyo xaquuqda dadka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan....Dhegayso qaar ka mid ah heesaheeda.
11-Nov-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| “Cumar Cabdirashiid Waa Riyo-ku-nool Aan Xaqiiqada Dhabta ah La Socon.” War-saxaafadeed:- |
| Warkii 03-Nov-2009 iyo Qormadii: Jaamac Yaasiin Faarax |
Waxaan jeclahay inaan halkan ku soo gudbiyo war-saxaafadeed kooban, oo aan ugu talo-galay inaan ugu jawaabo Raysal Wasaarada dawlada Sheekh Shariif Mr. Cumar Cabdirashiid, kaas oo todobaadkan aynu ka soo gudubnay si badheedh ah u shaaciyey hadalo qadaf ku ah karaamada, dawladanimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyada Somaliland.
03-Nov-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Hargo madhan side,hawli kama tegin,habaarna u dheer!!,wacdarihii NSUM ee Muqdisho. |
| Warkii 01-Nov-2009 iyo Qormadii: NEWS |
Bismillaah, waa murtidii ugu danbaysay ee laga soo daayo barnaamijkii ka bixi jirey radio muqdisho ee la odhan jirey "Murtidaa maanta" ee uu soo dayn jirey Yusuf Sheekh Cali Samatar. Markaa oo sadcaal uu ka soo noqday Madaxweynihii Maxamed Siyaad , dhawr wadan oo uu soo maray oo USA ka mid ahaydna uu kala soo kulmay Guuldariyo gacma madow.
Maantana qolo marxaladii maalintaa ina Siyaad ku jirey ku jirtaan hayaaye reer SSC dhegaha furta.
Saddexdii nin ee ehelkii ay qurbaha kula noolaayeen ka dhuuntay ee ehelkii ay sii mareen waa Nairobiye ka dhuuntay ee ehelkii ay u tageen waa Muqdisho'e ka dhuuntay iyo waxay la kulmeen ;-
01-Nov-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Puntland"Walee Cirid AAn Arko Ilka Kama Soo Socdaan" Fallo Siyaasadeed |
| Warkii 11-Oct-2009 iyo Qormadii: Jaamac Feyte |
Tan iyo markii la doortay Dr C/raxmaan Faroole ayaa Puntland waxay madaxa la gashay Colaado, Is qab qabsi Beelaha Walaalaha iyo waliba Dilal masuuliyiin Magac ku leh Gudaha Shacabka. Maamulka Puntland ayaa Faroole haatan Mudadii Sagaal Bilood ah u hayay Xadhiga Hogaanka isaga wali aan ku baasin Imtixaankii Horyaalay.
11-Oct-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| NSUM OO KU FASHILANTAY SHIRKA NAIROBI |
| Warkii 21-Sep-2009 iyo Qormadii: Qaydar Galool |
Ciid mubaarak dhammaan umadda Soomaaliyeed meelaad joogtaanba, hambalyadaas ka dib, waxaan doorbiday inaan inyar ka idhaahdo shirka Nairobi ee beelaha Sool, sanaag iyo Buuhoodle ay dhawaan ku yeelandoonaan magaalada Nairobi, runtii aad baan u soo dhawaynayaa shirkaas waana mid loo baahanayahay, waxaanna hambalyo gaara ah u dirayaa ragga isku hawlay ee soo qabanqaabiyey dhabarkana u ritaya hawshan adag, ee ay ugu horreyaan Jaaliyadda Nairobi iyo Garaadka guud Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac.
21-Sep-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Sh.Shariif Waa Caqligii Cadbillaahi Yuusuf oo Koofiyad Wadaad Sita |
| Warkii 21-Sep-2009 iyo Qormadii: Adan Omar |
Hoggaamiyayaasha adduunka ka jira waxay awoodda siyaasadeed ama maamul ku hantiyaan siyaabo kala duwan. Qaar dadkooda ayaa doorta, qaar xoog ayay xukunka ku qabsadaan, qaarna quwado shisheeye ayaa khasab ama xeelad xukunka ugu dhiibta si ay danahooda gaarka ah ugu fushadaan sida Afgaanistaan, Ciraaq, iyo Soomaaliya. Quwadahaas shisheeye kuwaba ujeeddo gaar ah ayey ka leeyihiin dalalkaas sida Afgaanistaan (Ujeedo nabadgelyo), Ciraaq (Ujeeddo dhaqaale) iyo Soomaaliya (Ujeeddo gumeysi).
21-Sep-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Faallo:Shirka Nayroobi ma wuxuu noqon mid loo aayo mise mid lagu aasmo?Talo ku socota shirkaas. |
| Warkii 20-Sep-2009 iyo Qormadii: Maqaal |
Sida la wada og yahay waxaa ka socda magaalada Nayroobi ee dalka Kenya,shir ay gogoshisa fidiyeen jaaliyada SSB ee magaaladaasi,shirkaasoo la filayo inay ka soo qayb galaan marti sharaf la casuumay oo ka kooban qaybaha kala duwan ee bulshada walaalaha ee kala irdhoowday ee ka soo jeeda mandaqada Daraawiisheed.
20-Sep-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| C/raxmaan Faroole iyo Fedeerlka Khilaafkoodu Muxuu Salka ku Hayaa[ Faallo Siyaasadeed] |
| Warkii 19-Sep-2009 iyo Qormadii: Xafiiska Muqdisho |
Tan wixii ka danbeeyay August,23,2009- oo uu safarkii Raisalwasaaraha Somaliya ku tegay dhulka uu Asal ahaan ka soo jeedo, ee Puntland waxa soo badanayya Khilaaf iyo Guluf Colaadeed oo ay wadaan Garabyo ay ka mid yihiin Madaxwaynaha Somaliya Sheekh Shariif, oo kaa shanayay Rag ay isku Siyaasada dhawyihiin.
19-Sep-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Hargo madhan side,hawli kama tegin,habaarna u dheer!!,wacdarihii NSUM ee Muqdisho. |
| Warkii 17-Sep-2009 iyo Qormadii: NEWS |
Bismillaah, waa murtidii ugu danbaysay ee laga soo daayo barnaamijkii ka bixi jirey radio muqdisho ee la odhan jirey "Murtidaa maanta" ee uu soo dayn jirey Yusuf Sheekh Cali Samatar. Markaa oo sadcaal uu ka soo noqday Madaxweynihii Maxamed Siyaad , dhawr wadan oo uu soo maray oo USA ka mid ahaydna uu kala soo kulmay Guuldariyo gacma madow.
Maantana qolo marxaladii maalintaa ina Siyaad ku jirey ku jirtaan hayaaye reer SSC dhegaha furta.
Saddexdii nin ee ehelkii ay qurbaha kula noolaayeen ka dhuuntay ee ehelkii ay sii mareen waa Nairobiye ka dhuuntay ee ehelkii ay u tageen waa Muqdisho'e ka dhuuntay iyo waxay la kulmeen ;-
17-Sep-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Baaq iyo Talo Shirka SSC ee Nariobi Kenya. |
| Warkii 17-Sep-2009 iyo Qormadii: NEWS |
Waxaaynu dhamaanteen ka wada dheregsanahay oo aan u baahnayn sharaxaad badan dhibaatada soo taxanay ee sida gaarka ah ugu dhacaday degaanka SSC ilaa maantana taagan tan iyo burburkii dowladii dhex ee jamuuriyada Somaliya haday tahay Amaan xumo degaanka SSC, Horumar xumo, iyo siyaasad xumo. taasoo inta badana masuuliyadeeda aay dusha u ridanayaan dadka u dhashay degaanka SSC haday noqon lahaayd Isim,Siyaasi, Oday, Qoon yahay, ee dhex fadhiya fashilka iyo mustaqbal xumadaa dadkooda iyo degaankooda, Sidoo kale taariikhdaa madow waxaa qaab weeyn ku leh Qurbe joogta SSC oo taladoodii aay ku soo ururtay taageerayaal la kala safan kooxo ku hardamaya degaanka kuwaasoo leh dan yar oo kooban .
17-Sep-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Xubnaha ururka NSUM oo ka degay Muqdisho,jagooyina ku weydiisanaya Sheekh Shariif magaca beesha. |
| Warkii 18-Sep-2009 iyo Qormadii: NEWS |
Xubno ka tirsan ururka ay samaysteen qaar ka mid jaaliyada SSB ee mansab doonka ahaa ee NSUM ayaa iyaga oo dhuumaalaysi ah ka degay magaalada Muqdisho,waxayna kulamo la qaateen madax ka tirsan dawlada Shariifka oo uu ka mid yahay Ina Jangali iyo kuwo kaleba.Ragaas oo jago doon ahaa ayaa waxay madaxda dawlada lagu soo dhoobdhoobay Jabuuti ee Ashahaado la dirirka u sheegeen inay yihiin ururka ka masuulka ah beesha Dhulbahante,ayna isla markaana haystaan ogolaanshaha Garaadada iyo odaydhaqamedka kale ee gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhoodle,sidaas awgeedna ay iyagu xaq u leeyihiinin loo magacaabo jagooyinka beeshaas.
18-Sep-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Dhalinta beesha reer Liibaan ee Sacad Muuse oo canbaareeyey Xildhibaan Maxamed Baaruud.bayaan. |
| Warkii 14-Sep-2009 iyo Qormadii: Bayaan |
Bayaan Dhalinyarada Beesha reer Liibaan-
“Haddii aanu nahay dhalinta beesha reer Liibaan ee Sacad Muuse, waxaanu cambaareynaynaa falkii foosha xumaa ee uu ku kacay Xildhibaan Maxamed Baaruud Shide, waxaanan ka xunahay af-lagaadadii iyo caydii uu u geystay shirgudoonka Golaha, gaar ahaan Guddoomiye Ku Xigeenka labaad ee Golaha Md. Baashe Maxamed Faarax.
14-Sep-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Ibbi ma Dulaalbaa mise waa Masùul? |
| Warkii 14-Sep-2009 iyo Qormadii: Farah Aw-Osman |
Madaxda iyo masùuliyiinta caalamka waxaa lagu yaqaaney inay yihiin afraad ku caan baxay xilkasnimo iyo u heelanaan difaaca danaha dalkooda iyo dadkooda. Sidoo kale waxaa caado u ahayd dowladaha caalamka kolkii xubin ka mid ah gollaha wasiirada uu kagalo shacabka iyo dalka khalad saamayn ku yeelankara aayaha iyo sharafta dalkaasi in shaqada laga eryo ama maxkamad la soo hortaago.
Hadaba waxaa la yaab ah tan iyo intii dowlada uu hogaanka u hayo Sh. Shariif xilka dalka hogaanka u qabatay iska daa wax la taaban karo u qabatay dalka iyo dadka Soomaaliyeede inay ku dhacday ficilooyin laga yaxyaxay kuwaas oo ka soo horjeeda masùuliyada loo dhiibay oo ay ku dhaarteen inay ilaalin doonaan danaha dalka , difaaci doonaan sharafta iyo wadajirka ummada iyo inay si aan kala har lahayn ugu adeegi doonaan shacabka dowlada u ooman ee Soomaaliyeed.
14-Sep-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Kulankii C/raxmaan Ubaxle iyo xildhibaanada xisbiga UDUB. |
| Warkii 09-Sep-2009 iyo Qormadii: Hassan Dirie |
Kulan aad u xasaasiya oo ay Hoteelka Maansoor ee Hargeysa Somaliland ku Yeesheen Xidhiidhiyaha Laamaha Xisbiga UDUB ahna Af hayeenka UDUBTA is bedel doonka ah Md. Abdiraxmaan Ali Ubaxle iyo Xildhibaano Xag jira oo UDUB ah ayaa arimo badan lagu gorfeeyey.
Kulankan oo lagu falanqeeyey Mustaqbalka Somaliland iyo aayaha Xisbiga UDUB ayaa wuxuu Dhex maray Md.Abdiraxmaan Ubaxle iyo Sadex Xildhibaan oo Muxaafid Xag jir ah kalana ah Xil.Cali Sh Ibraahim Araaye, Xil. Xasan Cawaale Caynaan iyo Xil. Maxamud X Jamaac ( Dable) iyadoo labada dhinacba isku deyayeen in midba midka kale soo xero geliyo ayaan la isu yaraysan guntiise waxaa la isla qaatay wixii danta Somaliland loo arkay.
09-Sep-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Xagee Ku Dambeeyey Maamul Goboleedkii Maakhir Bur Burkeediise Yaa U Horseeday |
| Warkii 03-Sep-2009 iyo Qormadii: Xafiiska Muqdisho |
Alla Subaaxaanahu waa tacaalaa ayaa mahad naq iska leh ii suura galiyay inuu Maqaalkani ka soo maaxdo Maskaxdayda, aniga oo jecel inaan wax yar ku iftiimiyo waxyaalihii ka danbeeyay inay si yar cagaha dhulka ugu dhufto Maamulkii Maakhir.
03-Sep-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Golaha Baarlamaanka Somaliland : Jabadaan Carruureed, Baddu Khalli! Khalli Baddu! |
| Warkii 27-Aug-2009 iyo Qormadii: Kaysar Cabdilaahi |
Golaha Baarlamaanka Somaliland : Jabadaan Carruureed, Baddu Khalli! Khalli Baddu!
Waxay ahayd subax hore oo ku beegnayd 29 kii Bishii September ee sanadkii 2005 markii ay dadweynaha reer Somaliland ee geesiyiinta ahi ay safaf dhaadheer u galeen sidii ay u kala dooran lahaayeen 246 murashax oo u ordayay inay ka mid noqdaan 82 Mudane oo ku fadhiista laba iyo sideedanka kursi ee uu ka kooban yahay Baarlamaanka Somaliland. Xubnahaas tartamayay oo ka kala yimi saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ee UDUB, KULMIYE iyo UCID oo mid waliba uu darka soo joojiyay 82 xubnood oo tartanka uga qayb gala ayaa waxa ay aakhirkii natiijadii ku dhamaatay iyaga oo saddexda Xisbi kala helay 33 Udub ah, 28 Kulmiye ah iyo 21 Ucid ah.
27-Aug-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Tigreega oo Beryahan Muujiyey Awoodooda Siyaasadeed ee Soomaaliya |
| Warkii 25-Aug-2009 iyo Qormadii: Adan Omar |
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Lax waliba shilalka ay isdhigtaa lagu qalaa". Xukuumadda Itoobiya ayaa muddo dheer ku mushquulsanayd burburinta Soomaaliya iyadoo isticmaalaysa siyaasiyiinta Soomaalida. Ka dib markii ay muddo dheer adeegsnaysey dagaal oogayaashii caanka ahaa ee ay maxkamaduhu ka xoog roonaadeen ayaa Itoobiya isku dayday in ay xoog ku qabsato koonfurta Soomaaliya maadaama ay sida ay doonto u maamulaneysey dowlad goboleedyada Somaliland iyo Puntland.
25-Aug-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Ururka NSUM iyo odayaasha Garoowe oo qaadacay shirkii Nayroobi.Warbixinta shirkaas. |
| Warkii 23-Aug-2009 iyo Qormadii: News |
Shir ay yeelanayso beesha Sool,Sanaag iyo Buuhoodle oo ka qabsoomi lahaa magaalada Nayroobi ee caasimada dalka Kenya bisha Agoosto tobankeeda ayaa qarka u saaran inuu burburo,kadib markay la soo gudboonaadeen caqabadooyin adag,kuwaasoo ay maleegayaan rag leh dano siyaasadeed oo khaas ah.
23-Aug-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|
| Jaaliyada SSC ee Australia oo kalsoonidii kala noqatay ururuka NSUM. |
| Warkii 23-Aug-2009 iyo Qormadii: NEWS |
Hadaanu nahay jaaliyada gobolada SSC ee ku dhaqan Galbeedka Australia waxaanu kalsoonidayadii iyo taageeradayadii af iyo adinba lahayd kala noqonay ururka NSUM.
KADIB MARKII ;- URURKAASI KA WEECDAY KANA LEEXDAY SI BADHEEDHE AH UJEEDOOYINKII UMADU U ABUURATAY EE LOO IDMADAY. YTAAS OO AHAYD RAADIN MIDNIMO DH/HANTE , DIBU-HANASHO DAL IYO DANTA GOBOLADASSC OO BADHAX LA' SIDA KU XUSAN BOGA KOOWAAD EE DASTUURKIISA.
23-Aug-2009 ::Warkii oo dhan:: |
| |
|